Sheikh kamid ah A i mada xaramka makkah 44 sano kabadan oo maanta geeriyooday raximullaah
Saudi Arabia : Waxaa goor dhaw naga soo gaaray dalka sucuudiga in uu geeriyooday alle ha u naxriistee sheikh ka mid ah culumadii dujin jirtay xaramka sheikh maxamed ibnu cabdillaahi sabiil raximullaah
إنا لله وإنا إليه راجعون" رحم الله شيخنا محمد بن عبدالله السبيل إمام الحرم المكي العالم الكبير".
sheikha ayaa kamid ah A i mada ugu xeesha dheer oo dujiyey xaramka in kabadan 44 sano .. alle haku booxiyo miisaankiisa xasanaadka sheikha ayaa sidoo kale ahaa Raiiska guud ee xaramul makkah walmadiinah
sheikha ayaa sidoo kale wuxuu kamid ah hay atul culumaa ul kubaar iyo majmacul fiqhi fi sucuudi ..
Qaar kamid ah videoyadii sheikha Asigoo Salaada dujinaaya
Video mudo Hore Ah
sheikha ayaa insha allaahu tacalaa lagu dukan doonaa janaazadiisa berito bacda salaatu casir ....
Fatxusalaam.com
omarfaruuq
Last Updated (Monday, 17 December 2012 22:41)





