Sideen Cilmiga Diinta u Dalabnaa ? Inteena ka Bilownaa ?
Soo Dhowoow Akhi / ukhtii Maqaalkan ayaan kusoo bandhigi Doonaa Su aal Aad u muhiim Ah Sideen Cilmiga Diinta u Dalabnaa ? Inteena ka Bilownaa ?
Waa Lawa Su aal Aad u muhiimsan oo u baahan Si cilmiyeesan looga jawaabo .
Sidaa awgeed waxaan Soo Aruuriyey Jawaabo badan ka bixiyeen Ahlu cilmiga .
inta aan bilaawin ayaan waxaan Allaah ka codsanayaa ........
والله أسأل أن يرزقنا الصدق والإخلاص في القول والعمل ، وأنْ يكتب لنا الصواب ، ويجنبنا الزلل إنَّه ولي ذلك والقادر عليه
intaa kadib .. Dhamaantiina waad la socotaan Fadliga Cilmiga iyo Aadaabteeda uma baahni in aan meeshaan kusoo bandhigo fadliga cilmiga iyo Aadaabteeda laakin ila dhageyso muxaadaradan ..
Shiekh Maxamed Cumar Dirir Fadliga Cilmiga iyo Adaabta Daalibul Cilmiga Download Mp3
Sideen Cilmiga Diinta u Dalabnaa ? Aan u soo noqono maqaalkeena ,
Su aashaan ayaa waxaa nooga jawaabaya sheikh cabdiraxmaan abyad xafiduhullaah
Sideen u Dalabnaa Cilmiga sh cabdiraxmaan abyad Xafiduhullah Daawo Video
Waxaan isku deyey in maqaalkaan in uu ardayda soomaaliyeed lajaanqaado oo aan ku tilmaamo Sida cilmiga loo Dalbo
Waxaan soo bandhigi Hordhac gaaban oo ku saabsan Funuunta Diinta ee la barta oo inoo Faahfaahinaya sh C/raxmaan Abyad
| N. | Sh cabdiraxman Abyad | typ | Daawo |
| 1 | Hordhaca Caqiidada-Sh Cabdiraxman Abyad. | Video | Daawo |
| 2 | Hordhaca Naxwada- Sh Craxman Abyad | Video | Daawo |
| 3 | Hordhaca-Usulu Fiqi-Sh Cabdiraxman Abyad. | Video | Daawo |
| 4 | Hordhaca Musdhalaxa xadiiska- Sh Cabdiraman Abyad. | Video | Daawo |
| 5 | Hordhaca Cilmiga Gabayada- Sh Cabdiraman Abyad. | Video | Daawo |
| 6 | Hordhaca Sarfiga- Sh Cabdiraxman Abyad. | Video | Daawo |
| 7 | Hordhaca Cilmiga Balaaqada- Sh Cabdiraxman Abyad. | Video | Daawo |
| 8 | Hordhaca Manhajka Ehlu Sunnah Waljamaaca- Sh Cabdiraxman Abyad | Video | Daawo |
Walaalayaal Maqaalka labaad ayaan kusoo bandhigi doonaa jadwalka daalib cilmiga anagoo maqaalo badan ka sameyn doono insha allaah
lasoco maqaalka labaad ..2aad...
wixii Fikrad maqaalkan kusoo gudbi Boggeena Facebooga www.facaebook.com/mfatxusalaam

Last Updated (Tuesday, 08 January 2013 19:16)





